You are on page 1of 20

Wax-qabadka 100ka Maal-mood ee Xukuumadda 1

2 Wax-qabadka 100ka Maal-mood ee Xukuumadda


NABAD &
Gogol-dhig NOLOL

Xafiiska Raiisul Wasaaraha


Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
13 Luuliyo 2017

Isbadel siyaasadeed ayaa ka curtay iyo Mudane Mowliid Xuseen Guhaad


Soomaaliya 8dii bisha Febaraayo (Guddoomiye ku-xigeenka labaad).
2017. Ka dib, tartan loo galay Febaraayo 23-keedii, Madaxweyne
madaxweynaha Jamhuuriyadda Maxamed Cabdullahi Farmaajo
Federaalka Soomaaliya, waxaa wuxuu magacaabay Mudane Xasan
guuleystay Mudane Maxamed Cali Khayre, inuu qabto jagada Raiisul
Cabdullahi Farmaajo. Doorashada Wasaaraha Xukuumadda Federaalka
Madaxweynaha waxaa ka horreeyey Soomaaliya. 1-dii bisha Maarso, Golaha
doorasho dadban ee Xildhibaannada Shacabku waxay siiyeen Mudane
labada aqal. Taas, waxaa daba-joogay Xasan Cali Khayre codka kalsoonida si
doorashada Guddoonka Golaha aqlabiyad weyn leh, in uu qabto xilka
Shacabka iyo midda Aqalka Sare. Raiisul Wasaaraha Jamhuuriyadda
Guddoonka Golaha Shacabka waxaa ku Federaalka Soomaaliya.
guuleystay Mudane Maxamed Shiikh
Cusmaan Jawaari (Guddoomiye),
Mudane Cabdiweli Shiikh Ibraahim
Muudeey (Guddoomiye Ku-xigeenka
kowaad) iyo Mudane Mahad Cabdulle
Cawad (Guddoomiye Ku-xigeenka
labaad). Guddoonka Aqalka Sare,
waxaa ku guuleystay Mudane Cabdi
Xaashi Cabdullaahi (Guddoomiye),
Mudane Abshir Maxamad Axmed
(Guddoomiye ku-xigeenka kowaad)

Wax-qabadka 100ka Maal-mood ee Xukuumadda 3


Barnaamijka Xukuumadda, si looga
mira dhaliyo ballan-qaadyadii loo
sameeyey shacabka Soomaaliyeed.
Sidoo kale, wuxuu hoosta ka
xarriiqey muhiimadda ay leedahay
in la helo wada-shaqeyn buuxda oo
dhex-marta dhammaan hayadaha
dowladda, gaar ahaan Xukuumadda
iyo Labada Aqal ee Baarlamanka.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi

B ishii Maarso 29-keedi, Mudane


Xasan Cali Khayre wuxuu
horgeeyey Golaha Shacabka xubnaha
Farmaajo wuxuu xusuusiyey Golaha
Wasiirrada culeyska masuuliyadda
saaran iyo rajada iyo rabitaanka
Golaha Wasiirrada magacaaban shacabku u muujiyeen dowladda.
oo ka kooban 68 xubnood iyo Asagoo taas ka duulaya, Madaxweyne
Barnaamijka Xukuumaddiisu ay ku Farmaajo wuxuu faray Xukuumadda
shaqeyn laheyd, si Golaha Shacabku in mudnaanta kowaad la siiyo
u siiyo Codka Kalsoonida. Isla arrimaha amniga, caddaaladda iyo
fadhigiiba, Golaha Shacabku waxay kobcinta dhaqaalaha, kuwaas oo
siiyeen Codka Kalsoonida Golaha ka turjumaya baahida shacabka
Wasiirrada magacaaban si aqlabiyad Soomaaliyeed.
leh. Golaha Wasiirradu waxay
xilalkii kala wareegeen Wasiirraadii
hore intii u dhaxeysay 1-dii Abriil
illaa 15-kii Abriil 2017, ayagoo isla
markiiba guda-galay howlihii loo
igmaday ee dastuuriga ahaa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda
Federaalka Soomaaliya, Mudane
Maxamed Cabdullahi Farmaajo
wuxuu kula dardaarmay
Xukuumadda uu hogaaminayo
Raiisul Wasaare Mudane Xasan Cali
Khayre in la dardar-geliyo fulinta

4 Wax-qabadka 100ka Maal-mood ee Xukuumadda


Si looga mira dhaliyo isbadalka
cusub, bishii May 2deedi illaa
3deedi waxay Xukuumaddu
qabatay Kulanka Dardar-gelinta
Wax-qabadka Xukuumadda.
Kulankaas waxaa ka soo qeyb
galay Raiisul Wasaaraha, RW
Ku-xigeenka, xubnaha Golaha
Wasiirrada, Guddoomiyaha
Golaha Shacabka, Guddoomiyaha
2aad ee Golaha Shacabka, saraakiil
ka tirsan Xafiiska Madaxweynaha,
bahda fanka iyo suugaanta iyo
qabadka Xukuumadda;
shacab ka tarjumayey dareenka
7)Qeexidda iyo hirgelinta
dadweynaha.
masuuliyad wadareedka Golaha
Kulankaas waxaa soo qaban-
Wasiirrada; iyo
qaabiyey howl-wadeennada
8) Ka baarandagga caqabadaha
Xafiiska Raiisul Wasaaraha.
horyaalla Xukuumadda iyo wax-ka-
Ujeedooyinka kulanka waxaa ka
qabadkooda.
mid ahaa:

1) Dardar-gelinta siyaasadda-guud
iyo shuruucda hortabinta u leh
Xukuumadda;
2)Diyaarinta Qorshaha 100-maal-
moodka ee waxqabadka
Xukuumadda;
3)Xoojinta wada-shaqeynta
xubnaha Golaha Wasiirrada;
4) Adkeynta xiriirrada iyo howl-
wadaagga xubnaha Golaha
Wasiirrada;
5)Meel-marinta Barnaamijka
Xukuumadda iyo howlaha
hortabinta leh;
6)Isla meel-dhigidda qaabka isla-
xisaabtanka iyo qiimeynta wax-

Wax-qabadka 100ka Maal-mood ee Xukuumadda 5


Raiisul Wasaaraha XFS ayaa daahfuray geliyey xubnaha Golaha Wasiirrada,
Kulanka Dardar-gelinta Wax-qabadka inay ku sifoobaan yoolkooduna noqdo
Xukuumadda. Mudane Xasan Cali wax-qabad mug leh iyo inay bulshada
Khayre wuxuu diiradda saaray uga tagaan dhaxal-muuqda oo waxtara
muhiimadda kulanku u leeyahay wada- jiilasha dambe. Wuxuu intaa ku daray,
shaqeynta, wada-xiriirka, wada-tashiga in lagu ballamo sidii looga saari lahaa
iyo hirgelinta masuuliyad-wadareedka dalka iyo dadka dhibaatada hareysay
Golaha Wasiirrada. Mudane Khayre, muddada dheer.
wuxuu kaloo xusay muhiimadda ay Kulanka waxaa marti ku ahaa xubno
leedahay in kulankani ka dhaco meel ka mid ah shacabka qeybihiisa
aan aheyn madaxtooyada, kana soo kala duwan. Xubnahaasi, waxay la
qeyb galaan xubno matalaya dareenka wadaageen madaxdii kulanka joogtay
shacabka, uuna ku faraxsan-yahay sida dareenkooda oo ka turjumayay
habsamida leh ee loo soo abaabulay aragtida guud ee shacabka iyo
iyo ka qeyb-galka Guddoonka Golaha dhibaatooyinka nololeed ee horyaalla.
Shacabka iyo saraakiisha Xafiiska Sidoo kale, waxay la wadaageen
Madaxweynaha. madaxda tacadiyada shacabka kaga
Mudane Xasan Cali Khayre, wuxuu ku yimaada xubno ka mid ah howl-
boorriyey xubnaha Golaha Wasiirrada wadeennada dowladda. Xukuumaddu
in ay isla meel-dhigaan hiigsi iyo yoolal waxay balan qaaday iney dabagal ku
midaysan oo loo wada dhan yahay, si sameyso dhibaatooyinka shacabku
loo dardar-geliyo wada-shaqaynta iyo kala kulmaan howl-wadeennada
wax-qabadka Xukuumadda. Asagoo dowladda, tallaabooyin cadcadna ka
hadalkiisa sii wata, wuxuu ku dhiirri- qaadeyso.

6 Wax-qabadka 100ka Maal-mood ee Xukuumadda


Barnaamijka Xukuumadda

Qorshaha Xukuumadda ee 2017- Barnaamijkani wuxuu qeexayaa sidii


2020 wuxuu ka tarjumayaa hadafkii wax looga qaban lahaa caqabadaha
madaxweynaha ee Nabad iyo Nolol, waaweyn ee haysta dalkeenna iyo
kaas oo lagu soo koobi karo saddex dadkeenna oo ay ugu horreeyaan:
qodob oo udub-dhexaad u ah gaarista 1) Gurmadka Abaaraha;
himilooyinka shacabka Soomaaliyeed: 2) Sugidda Amniga;
1) Ka-guul-gaarista xasilloonida guud 3) Caddaaladda;
ee dalka, gaar ahaan La-dagaalanka 4) Kobcinta Dhaqaalaha;
Argagixisada iyo soo celinta kala 5) La-dagaalanka Musuq-maasuqa;
dambeynta; 6) Qof iyo Cod 2021;
2) Dhisidda hayadaha garsoorka, 7) Dowlad-wanaagga;
xaqiijinta sarreynta sharciga, iyo La- 8) Adeegga Bulshada;
dagaalanka Musuq-maasuqa; iyo 9) Dib-u-heshiisiinta; iyo
3) Kobcinta dhaqaalaha si loo ballaariyo 10) Xiriirka Caalamiga.
wax-soo-saarka, shaqo abuurka, maal-
gashiga, iyo dib-u-dhiska kaabayaasha
dhaqaalaha, kuwaas oo lagama
maarmaan u ah xasilloonida dalka.

Kulanka Todobaad laha ee Golaha Wasiirada

Wax-qabadka 100ka Maal-mood ee Xukuumadda 7


Gurmadka Abaaraha

Waxaa dalka soo maray abaar baan oo duunyo iyo nolosha dad badan oo shacab
soo jiitamaysay dhowr sano, taas oo ah. Xukuumadda oo kaashaneysa
dhibaatooyin baaxad leh u geysatay shacabka, waxay dusha u ridatay
kumannaan qoysas Soomaaliyeed. waajibka ah in si deg-deg ah wax looga
Abaarta iyo waxyeelladeedu waxay qabto musiibooyinka abaaraha.
halis ku noqdeen jiritaanka deegaanno,

Gurmadka Abaaraha

Howlaha noo qabsoomey dhanka Helitaanka gargaar degdeg ah ee


Gurmadka Abaaraha waxaa ka mid ah: ka yimid caalamka, si looga hortago
Dardar-gelinta howlaha Guddiga saameynta iyo wax-yeellada abaaraha;
Abaaraha dhanka qaylo-dhaanta, iyo
abaabulka, uruurinta deeqaha Dhisidda Wasaarad cusub oo ka
iyo gaarsiinta deeqahaas dadka shaqeysa Gurmadka Abaaraha iyo
Soomaaliyeed ee tabaaleysan; Maareynta Musiibooyinka. Aasaaska
Uruurinta deeqo lacageed oo ku dhow Wasaarradani, wuxuu ka turjumayaa
6 milyan oo doolar, taas oo aysan ku muhiimadda ay dowladdu siinayso
jirin deeqaha tooska ah ee shacabku daryeelka shacabka.
ugu deeqeen dadka tabaaleysan;

8 Wax-qabadka 100ka Maal-mood ee Xukuumadda


Sugidda Amniga

Amnigu waa udub dhexaadka nolosha, Howlaha noo qabsoomey dhanka


laaantiisna lama gaari karo wax horumar amniga waxaa ka mid ah:
ah. Sidaas awgeed, sugidda amnigu Joogteynta mushaaraadka iyo
waa waajibka ugu sareeya ee saaran gunnooyinka hayadaha amniga,
dowladda, shacabkuna kula xisaabtami taasoo intii mudda aheyd aan suurto-
doono. In amniga wax laga qabto waxay geli jirin;
u baahan tahay fikir cusub iyo hannaan Ka guul-gaaridda xakameynta hubka
ka duwan kuwii hore, kuna saleysan sharci-darrada ah, taasoo kordhineysa
geesinimo, dhiiranaan iyo goaan adeyg, nabadda iyo deganaanshaha dalka;
si loo badbaadiyo qaranka. Howl-gelinta ciidammo u gaar ah
Xukuumadda oo taas ka duuleysa, Nabadeynta Caasimadda, kuwaas oo
waxay abbaari doontaa dhabbihii kormeerro iyo howlgallo joogta ah ka
lagu heli lahaa hayado amni iyo sameeya magaalo madaxda;
ciidan wax-ku-ool ah, kuwaas oo Qaadidda jid-gooyooyin sharci-
kasban kara taageerada shacabka. darro ah oo lagu waxyeeleyn jiray
Hayadaha amniga iyo saraakiishooda shacabka, loogana qaadi jiray lacago
waxaa looga fadhiyaa sidii ay u dejin sharci-darro ah;
lahaayeen siyaasado iyo qorsheyaal Ku guuleysashada ogolaanshaha dal
shaqo oo waxtar leh, diiraddana saara ku galka Baasaboorka Soomaaliga
ka hortagga falalka amni-darro ee dalka Norway, ka dib dadaal weyn oo
lidka ku ah shacabka. ay Hayadda Socdaalka iyo Jinsiyadaha

Wax-qabadka 100ka Maal-mood ee Xukuumadda 9


sameysay. Sidoo kale, waxaa socda xuduuddaha ee Galdogob, Feerfeer iyo
Gurmadka Abaaraha
wadahal dowladda Ingiriiska, si ay Buuhoodle;
iyaduna u ogolaato dal ku-galka Dib-u-habeynta Guddiga Qaranka
Baasaboorka Soomaaliga; ee isku Dhafka Ciidanka Xoogga
Gelitaanka heshiis lagu tababarayo Dalka Soomaaliyeed;
shaqaalaha Hayadda Socdaalka iyo Diyaarinta (Qabyo Qoraal) qorshaha
Jinsiyadaha, heshiiskaas oo lala galay istraatiijiyadda Difaaca Qaranka oo
dowladaha Norway iyo Ingiriiska; lagu xusay barnaamijka dhaqan-
Soo saaridda hab-raac cusub oo gelinta qaabka Amniga Qaranka;
lagu hagi-doono dadka ajaanibta ah Isu soo-dhiibitaanka 50 qof oo ka
ee raba in ay yimaadaan Soomaaliya, tirsanaa maleeshiyada argagixisada,
si xogta qofka loo helo, isla markaana kadib hawlgallo CXD ay ka fuliyeen
la hubiyo qofka imanaya inta uusan degmooyin ka mid ah dalka;
imaan dalka; Dhisida guddi qiimeyn ku sameeya
Dib u howlgelinta Xarumihii tirada iyo tayada Ciidanka Xoogga
Xuduudaha oo dhammaantood Dalka, taasoo u gogol xaari-doonta
burburay xilligii dowlad laaanta. qiimeyn dhab ah ee dhanka tirada,
Waxaa hadda si toos ah u shaqeeya tayada iyo sida ciidanku ugu
xuduudaha magalooyinka Dhoobley, diyaarsanyahay howlgalada.
Baledxaawo, Doolow, Ceelbarde,
iyo Balanbal. Sidoo kale, waxaa
dhawaan howlgeli-doona xarumaha

10 Wax-qabadka 100ka Maal-mood ee Xukuumadda


Caddaaladda & Garsoorka

Dal aan laheyn hannaan hufan oo garsoorka waxaa ka mid ah:


caddaaladeed ma gaari karo xasillooni, Bilaabidda diyaarinta qorshaha dib-
horumar iyo nabad waarta. Caddaalad- u-dhiska hayadaha caddaaladda,
darradu waa sababta keentay burburka iyadoo ay ugu horreyneyso shuruucda
iyo is-aamin laaanta aafeysay iyo guddiyada khuseeya hayadaha
midnimada iyo amniga ummadda garsoorka;
Soomaaliyeed. Haddaba, dowladi ma Gudagalka isla meel-dhigidda
kasban karto shacabkeeda, haddii nidaamka caddaaladda ee dalka
aysan lahayn nidaam-caddaaladeed Justice Model, kaasoo ku saleysnaan
oo suga xuquuqda muwaadinka, doona Dastuurka iyo Nidaamka
ilaaliyana naftiisa, hantidiisa iyo Federaalka;
xorriyaddiisa. Sameynta guddi u kuur-gala xaaladda
Iyadoo taas ka duuleysa, Xukuumaddu maxaabiista iyo xabsiyada dalka, si wax
waxay ahmiyad ballaaran siineysaa looga qabto cabashooyinka shacabka;
hirgelinta nidaam-caddaaladeed oo Diyaarinta iyo ka ansixinta Golaha
loo siman yahay, waafaqsanna Diinta Wasiirrada Hindise-sharciyeedka La
Islaamka, sida uu qeexayo Dastuurku, dagaalanka Musuq-maasuqa;
kana dhaqan gala dalka oo idil, si loo Howl-gelinta Xafiiska Sharciyada,
joojiyo gabood-falyada iyo caddaalad- kaas oo ka shaqeynaya diyaarinta,
darrada hareysay ummadda turjumidda, dib-u-eegista iyo faallo
Soomaaliyeed. ka bixinta sharciyada iyo Siyaasadaha
Howlaha noo qabsoomey dhanka Qaranka;

Wax-qabadka 100ka Maal-mood ee Xukuumadda 11


Qorsheynta howl-gelinta
Machadka Gurmadka Abaaraha
Tababarka
Garsoorayaasha, kaas oo
noqon doona Xarun Qaran oo
lagu tababaro Garsooreyaasha
dalka iyo dhammaan dadka
ku shaqada leh arrimaha
Garsoorka ama doonaya in
ay ku soo biiraan Hayadaha
Garsoorka dalka. Maxaabiis laga soodaay dalka dibadiisa

Kobcinta Dhaqaalaha

Xukuumadda waxaa ka goan in ay Saboolnimadu waxay sababtay


xoojiso dhaqaalaha dalka, iyo sidii loo xasillooni laaan iyo in ay
gaari lahaa isku-filnaansho la taaban dhallinyaradu iskaga hayaamaan
karo. Saboolnimada ka jirta Soomaaliya dalka maadaama aysan u muuqan
maahan mid dabiici ah; waxaa abuuray
mustaqbal iyo rajo. Xukuumadda
colaadaha, iyo xasillooni-darrada
waxaa ka goan in wax-qabad la
ragaaday oo rajo-beel iyo darxumo
ku noqotay ummadda Soomaaliyeed, taaban karo laga gaaro kobaca
gaar ahaan dhallinyarada iyo danyarta. dhaqaalaha, wax-soo-saarka iyo
Dhaqaalaha dalku ma kobci karo haddii suuq-geyntiisa, shaqo-abuurka iyo
aynaan si wadajir ah ula dagaallamin baahinta maal-gashiga iyo dhaq-
musuq-maasuqa, caddaalad-darrada iyo dhaqaaqa ganacsiga.
amni-xumada.

12
12 Wax-qabadka 100ka Maal-mood ee Xukuumadda
Howlaha noo qabsoomey dhanka casri ah. Sidoo kale, Teknoolajiyada
kobcinta dhaqaalaha waxaa ka mid ah: iyo Isgaarsiintuba waxay kaloo keeni
Diyaarinta Hindise-sharciyeedyada doonaan horumar cusub oo dhanka
khuseeya dhaqaalaha sida Sharciga waxbarashada, caafimaadka, ganacsiga,
Maareynta Maaliyadda, Sharciga wax-soo-saarka iwm;
Biyaha, Sharciga Beeraha, Sharciga Qorsheynta mashruuc biyo-galin
Shirkadaha, Sharciga Istaatiistikada, ee miyiga, kaas oo yareyn doona u
Sharciga Kalluumeysiga, Sharciga nuglaanshaha waxyeellada abaaraha
Batroolka, Sharciga Badda iyo sharciyo oo aan ognahay saameyntooda iyo
kale oo khuseeya kobcinta dhaqaalaha; dhibaatooyinkooda.
Ka guul gaaridda soo celinta Astaanta Qorsheynta dayactirro kala duwan oo
Internetka ee Qaranka (.SO), taasoo lagu sameynayo Dekadda magaalada
noo fududeyneysa in aan la jaanqaadno Muqdisho, si ay Dekaddu ugu filnaato
isbedelka adduunka ee isticmaalka adeegga iyo dhaqdhaqaaqa ganacsiga;
teknoolajiyada iyo internetka. Fulinta isbadello dhanka maamulka
Howshaan muhiimka ahi waxay soo iyo maareynta Dekadda, si kor loogu
gaba-gaboobeysaa dhammaadka qaado tayada iyo waxqabadka howl-
sanadkan; wadeennada iyo adeegyada Dekadda;
Diyaarinta iyo ka ansixinta Golaha Bilaabidda hirgelinta Qorshaha
Wasiirrada Hinde-sharciyeedka Horumarinta Qaranka ee ah kii ugu
Isgaarsiinta, kaasoo loo gudbiyey horreeyay muddo gaareysa 35 sano.
Golaha Shacabka. Sharciga Isgaarsiintu Qorshaha Horumarinta Qaranku
wuxuu abuurayaa fursado iyo wuxuu hagayaa horumarka qaranka
horumar cusub oo uu dalku ka gaaro iyo mashaariicda deeq-bixiyayaasha;
teknoolajiyada isgaarsiinta iyo iney Dhisidda Nidaamka Dabagalka &
curtaan fursado iyo adeegyo cusub oo Qiimaynta (National M&E Systems);

Wax-qabadka 100ka Maal-mood ee Xukuumadda 13


Dhisidda Nidaamka Istaatiistikada fatahaadda Webiga Shabeelle, si loo
Gurmadka Abaaraha
(National Strategy for the Development yareeyo waxyeellada fatahaadda
of Statistics); webiyada;
Bilowga daraasad ku saabsan sidii Dejinta Siyaasadda Fayo-dhowrka
dib loogu qaabeyn lahaa Shaqaalaha Badbaadada Beeraha iyo Abuurka
Rayidka ah, dibna loogu eegi lahaa Dalagyada, si loo sugo daryeelka
siyaasadda, nidaamka iyo shuruucda dhulka beeraha iyo caafimaadka
Shaqada iyo Shaqaalaha; dadkaba;
Sameynta Sheybaarka Dhismayaasha, Hirgelinta mashruuca dib u-soo-
kaas oo ilaalinaya bad-qabidda nooleynta abuurka dalka, kaa soo
dhismooyinka iyo bad-baadada horseedaya helitaanka abuur tayo leh
deegaanka; oo ku habboon dalka;
Dib u habeynta qaabka loo maareeyo Joogteynta mushaaraadka iyo
bixinta kharashaadka dowladda, si gunnoooyinka hayadaha amniga iyo
loo mariyo habraaca iyo nidaamka shaqaalaha rayidka ah.
Maareynta Maaliyadda;
Fulinta tallaabooyin looga hortagayo

Federaaleynta & Qof iyo Cod 2021

Waxaa ugu dambeeyey doorasho qof laaan, dowlado ku-meel-gaar ah iyo


iyo cod ee dalka ka dhacda 1969-kii. doorashooyin dadban.
Intii ka dambeysay waqtigaas, dalku Haddana, sanadihii la soo dhaafay,
wuxuu ku soo jiray marxalado kala Soomaaliya waxay gaartay horumar
duwan oo ay ka mid yihiin xukun- la taaban karo meelo badan, gaar
militari, dagaallo sokeeye, dowlad ahaan xulashada Xildhibaannada
14
14 Wax-qabadka 100ka Maal-mood ee Xukuumadda
iyo hoggaanka sare ee dalka. dib-u-heshiisiin dhab ah;
Doorashadii bilowga sanadka 2017, Bilaabidda diyaarinta qorshe
waxaa suurto-gal noqday in intooda howleedka hiigsiga Qof iyo Cod 2021;
badan Xildhibaannada laga soo Diyaarinta habraaca iyo qaab-
doorto dowlad-goboleedyadii iyo dhismeedka Hindise-sharciyeedka
deegaannadii ay wakiilka ka ahaayeen Doorashooyinka;
si doorasho dadban ah. Diyaarinta Hindise-sharciyeedka
Howlaha noo qabsoomey dhanka Jinsiyadaha.
hiigsiga Qof iyo Cod 2021 waxaa ka Si loo dardar-geliyo howlaha
mid ah: gaaritaanka Qof iyo Cod 2021,
Qabashada wada-tashiyo iyo Xukuumaddu waxay sameysey
diyaarinta Qorshaha Guud ee Dib-U- Guddi-hoosaadka Siyaasadda ee
Eegista Dastuurka; Golaha Wasiirrada, kaas oo guda-
Ka howlgalka Hindise Sharciyeedka galidoona qorshayaasha iyo howlaha
Guddiga Isku-xirka Xukuumadaha doorashooyinka, sharciyada iyo
(Interstate Commission); habraacyada muhiimka ah.
Qabsoomidda shirar gogol xaar u ah

Adeegga Bulshada

Inkastoo sugidda amniga iyo caafimaadka iwm, ayadoo la


horumarinta garsoorku ay ahmiyadda kaashaneysa dowlad-goboleedyada,
kowaad leeyihiin, haddana, shacabka shacabka Soomaaliyeed iyo hayadaha
Soomaaliyeed waxay sugayaan dib- iyo wadamada aan leenahay xiriirka
u-soo-celinta adeegyadii kale ee
dhow. Adeegyada Bulshadu, waxay
dowladeed, sida waxbarashada iyo
xoojinayaan dadaalka nabadeynta
caafimaadka oo muddo dheer maqnaa,
maqnaashahaasuna saameyn gaar ah iyo xasilloonida dalka, sidoo kalena
ku yeeshay danyarta, dumarka iyo waxay soo celinayaan kalsoonida
dhallaanka. shacabka.
Waxaa xaqiiqa ah in awoodda
dowladdu aysan waqtigaan buuxin
karin baahida ballaaran ee ka jirta
dalka. Haddana, marka laga tago
nabaddeynta iyo caddaaladda,
Xukuumaddu waxay bilaabaysaa
diyaarinta qorshihii iyo dhaqaalihii
dib loogu soo celin lahaa adeegyada
asaasiga ah, sida waxbarshada, Raiisul Wasaare Ku-xigeenka
Wax-qabadka 100ka Maal-mood ee Xukuumadda 15
Imtixaanaadka Dugsiyada Sare

Howlaha noo qabsoomey dhanka Ku guuleysashada heshiisyo lala galay


Adeegga Bulshada waxaa ka mid ah: dhowr waddan oo ay ku dhibaataysan
Diyaarinta Hindise-sharciyeedyada yihiin maxaabiis Soomaaliyeed, si
khuseeya Adeegga Bulshada sida xurriyadoodi loogu soo celiyo dalkana
sharciga Waxbarashada, Caafimaadka, ugu soo laabtaan;
Ka Hortagga Dambiyada Kufsiga, Dardar-gelinta howlaha dhisidda
sharciga dhisidda Guddiga Culumada xubnaha Guddiga Madaxa Bannaan ee
iyo Sharciga Warbaahinta; Xuquuqda Insaanka;
Ka guul-gaaridda qabashada Diyaarinta Qorshaha iyo Siyaasadda
imtixaanaadka dugsiyada sare, oo ay ka Qaranka ee Jinsiga, iyadoo lala
qeyb qaateen arday iyo dugsiyo badan; kaashanayo khubaro iyo qeybaha kala
Soo jeedinta manhaj waxbarasho oo duwan ee bulshada;
midaysan oo ka tarjumaya baahida Daraasadda xaaladda dadka baahida
waxbrasho ee dalka; gaarka ah qaba, taas oo ay iska
Dhameystirka heshiiskii kaashanayaan dhowr Wasaaradood;
duullimaadyada tooska ah ee Muqdisho Dejinta Siyaasadda Qaran ee
iyo Nairobi; Dhallinyarada Soomaaliyeed, ka dib
Dib-u-soo-celinta duullimaadkii wada-tashiyo lala galay Dowlad-
habeennimo ee garoonka Muqdisho, gobolleedyada iyo dhammaan qeybaha
taasoo oggolaaneysa in adeegga kala duwan ee bulshada;
Garoonku ballaarto; Gudagalka tirakoob lagu sameynayo
Dhameystirka dib-u-hanashada Dugsiyada Quraanka iyo Masaajiddada.
maamulka hawada Soomaaliyeed ka hor
dhammaadka sanadkan;
16 Wax-qabadka 100ka Maal-mood ee Xukuumadda
Xiriirka Caalamiga

Waxaan siyaasad cusub u dejinay xiriirka Ka soo hoynta guulo shirkii caalamiga
aynu la leenahay caalamka, gaar ahaan ahaa ee ka dhacay London, guulahaas oo
wadamada aan deriska nahay, dowladaha ay ka mid yihiin in Qorshaha Horumarinta
carabta, caalamka islaamka, iyo Qaranka lagu saleeyo mashaariicda ay
waddamada aan xiriirka dhow leenahay, maal-galiyaan deeq-bixiyayaasha;
dhanka iskaashiga amniga iyo dhaqaalaha. Dib-u-hanashada saxiixa deeqaha ku
Xiriirkaasi, wuxuu noqonayaa mid baxa magaca Soomaaliya oo ka yimaada
miisaaman oo horumariya danta dalka Midowga Yurub, awooddaas oo muddo
iyo dadka. dheer gacanteenna ka maqneyd;
Ku guuleysashada in heshiisyo lala galo
Haddaba, saameynteenna caalamku dhowr waddan oo ay ku dhibaataysan
waxay ku xiran tahay hadba sidaan uga yihiin maxaabiis u badan dhallinyaro
qeyb qaadanno urrurada caalamiga Soomaaliyeed.
ah ee aan hadda ka nahay xubin aan Dejinta Siyaasadda Maamuuska Qaran
firfir-coonayn. Waxaan si qoto-dheer iyo tababarka shaqaalaha Wasaarradda
u maareynaynaa danta caalamku naga Arrimaha Dibadda;
leeyahay iyo midda annagu aan ka Dabagalka heshiisyada caalamiga ah ee
leenahay dal ahaan, taas oo ku salysan is- horay loo galay;
ixtiraam, is-faham iyo madax-bannaani. Dib u soo nooleynta Machadkii
Howlaha noo qabsoomey dhanka Xiriirka Tababarka Diblomaasiyiinta.
Caalamiga waxaa ka mid ah:
Wax-qabadka 100ka Maal-mood ee Xukuumadda 17
Tayeynta Hayadaha Dowladda

Hayadaha dowladda waxaa tayeynta hayadaha dowladda


saameyn baahsan ku yeeshay waxaa ka mid ah:
muddadii dheereyd ee dowlad Sameynta qiimeyn dhanka
laaanta lagu jiray. Maadaama tayada, baahida iyo caqabadaha
uu wadanku wali ku jiro soo horyaalla Wasaaradaha;
kabasho, waxaa jira baahi baaxad Bilaabid in dib-u-habayn
weyn oo xagga dib-u-dhiska lagu sameeyo Nidaamka Maamulka
hayadaha dowladda iyo awood- iyo Maareynta Shaqaalaha
dooda wax-qabad, si loo meel- dowladda;
mariyo Barnaamijka iyo Qorshe- Qaadidda tallaabooyin lagu
Howleedyada dowladda. kordhinayo tayada shaqaalaha, oo
Howlaha noo qabsoomey dhanka ay ku jiraan tababarro.

18 Wax-qabadka 100ka Maal-mood ee Xukuumadda


Hindise-sharicyeedyada Hortabinta Leh

Curinta iyo fulinta siyaasad- 11)Diyaarinta Hindise-sharciyeedka


guud iyo shuruucda ayaa ka mid Xakameynta Hubka;
ah wajibaadka ugu waaweyn ee 12)Diyaarinta Hindise-sharciyeedka
saaran Xukuumadda. Iyadoo taas Badda;
ka duuleysa, Xukuumaddu waxay 13) Diyaarinta Hindise-
bilowday dardar-gelinta diyaarinta sharciyeedka Batroolka;
Hindise-sharciyeedyada hortabinta 14) Diyaarinta Hindise-
u leh Xukuumadda. sharciyeedka Beeraha;
Howlaha noo qabsoomey 15) Diyaarinta Hindise-
dhanka dardar-gelinta Hindise- sharciyeedka Istaatiistikada;
sharciyeedyada hortabinta u leh 16) Diyaarinta Hindise-
Xukuumadda waxaa ka mid ah: sharciyeedka Samafalka;
1) Diyaarinta Hindise-sharciyeedka 17) Diyaarinta Hindise-
La Dagaalanka Musuq-maasuqa; sharciyeedka Kalluumeysiga.
2) Diyaarinta Hindise-sharciyeedka Xukuumaddu waxay horgeyn
Isgaarsiinta; doontaa Golaha Shacabka dhawaan
3) Diyaarinta Hindise-sharciyeedka shuruucda kor ku xusan iyo kuwa kale
Waxbarashada; oo lagu guda jiro howlahooda. Sidoo
4) Diyaarinta Hindise-sharciyeedka kale, ka dib qiimeyn Xukuumaddu
Caafimaadka; ku sameysey Waxqabadka 100ka
5) Diyaarinta Hindise-sharciyeedka maalmood ee ku xusan qoraalkan,
Maareynta Maaliyadda; waxaa bilowday diyaarinta qorshe-
6) Diyaarinta Hindise-sharciyeedka howlleedkii Xukuumaddu ku
Khayraadka Biyaha; shaqeyn laheyd 12ka bilood ee soo
7) Diyaarinta Hindise-sharciyeedka socda.
Dambiyada Kufsiga;
8) Diyaarinta Hindise-sharciyeedka
Guddiga Culumada;
9) Diyaarinta Hindise-sharciyeedka
Jinsiyadaha;
10)Diyaarinta Hindise-sharciyeedka
La Dagaalanka Argagixisada;

Wax-qabadka 100ka Maal-mood ee Xukuumadda 19


20 Wax-qabadka 100ka Maal-mood ee Xukuumadda

You might also like