You are on page 1of 1

Jadwalka imtxiaanka dugsiga hoose iyo dhexe

Taariikhda Waqtiga hore Waqtiga Danbe


10/12/22 Tarabiyo English
11/12/22 Carabi Soomaali
12/12/22 Saynis Cilmi bulsho
13/12/22 Xisaab Teknooloji

Shuruucda Imtixaanka
Arday kasta oo galaya waxaa lagarabaa inuu u hogaansamo
qodobada soosocda:
 Arday kasta waa inuu fadhiyaa goobta loo asteeyey.
imtixaanka 10 daqiiqo ka hor intaan laqaybin imtixaanka
 Ardaygii kasoo daaha imtixaanka muddo 15 daqiiqo ah
wax imtixaan ah maleh.
 Lama ogola ardaygu in uu fasalka imtixaanka kugalayo wax
qalab ah lasoo galo sida buugaag ,moobil IWM.
 Ardaygii lagu qabto qish maadadas waa uu waayayaa
 Ardagu imtixaan kuma gali karo meeshii loo asteeyay meel
aan ahayn.
 Ardaygii lacag lagu leeyahay ma gali doono imtixaanka .

WABILLAAHI TOWFIIQ.

You might also like